TUUG NOSOO DHACDAY | THIEVES | HOME SECURITY | Asiya's tv show #somali #somaliyoutube #somalitiktok



Tuug ayaa nosoo dhacday iyo sidaad gurigaaga amnigiisa u adkayn lahayd, thieves and how to improve your home security, igala daawo Asiya’s tv show #somali #somaliyoutube #somalitiktok
SUBSCRIBE https://www.youtube.com/Asiya’stvshow
Facebook page https://www.facebook.com/ArZaliMassageCenter/
Twitter https://twitter.com/TvAsiya
Instagram https://www.instagram.com/asiyas_tv_show/

source

31 thoughts on “TUUG NOSOO DHACDAY | THIEVES | HOME SECURITY | Asiya's tv show #somali #somaliyoutube #somalitiktok

  1. Bisinka ilahey haynaga qabto cadowga sababtoo ah in reerki guriga kor lagaga xiro tuugnimo kaliya maahee taasi waa munaafaqnimo, wllo aasiyaay ilahey heydin xafidee wllhi aad baan unaxay lkn qalbiga ayaan kaagasoo duceynayaaye ilahey hakuu aqbalo ducooyinka umadda kujecel inshallah โ™ฅ

  2. Waxaan kaloo ka helay sidaad uga sii baraan dagtay tuugtii ku so dhacaday iyo sida geesinimada leh aad isaga difacday masha allah allah ku barakeeyo asiya gabar caqli badan karti badan masha allah

  3. Waa sidad sheegtay Videogan anagana waa noo faaido tuugtana waa u khasaare waxbadan ban la faaidnay sheekadan shukran xbbti aasiya alle haku xafido hooyana allah ha caafiyo caafimad sariicaโค๏ธโค๏ธ

Leave a Reply

Your email address will not be published.